Dowlada Kenya oo Itoobiya ku wareejisay Muwaadiniin Shiinees ah oo Dil loo heesto

Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay afar nin oo u dhalatay dalka Shiinaha ,kuwaa oo loo heesto in ay dil ka geesteen magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ay ku noolaayeen. Ragan u dhashay dalka Shiinaha ayaa si dhuumaaleesi ah ku galay dalka Kenya, waxaana ragan gacanta ku dhigay ciidamada booliiska Kenya … Continue reading Dowlada Kenya oo Itoobiya ku wareejisay Muwaadiniin Shiinees ah oo Dil loo heesto